LATEST ARTICLES

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Afgooye

Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaah Hosoe ayaa waxa ay sheegayaan in qarax Ismiidaamin ah lagu weeraray Kolonyo ay la socden ciidamo...

Soomaaliland oo sheegtay in ay korortay tirada qasaaraha roobabkii iyo dabeylihii

Tirada dadka ku dhibatay roob dabeylo xoogan watay oo maalmahaan ka da’ayay deegaanada Somaliland ayaa korortay sida laga soo wariyay gobolada waqooyi. Soomaaliland ayaa horay...

Tafaasiil ka soo baxaysa qarax lala beegsaday ciidamo ka tirsan dowladda

Faafaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax miino oo xalay fiidkii lala beegsaday ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya kuwaas marayay meel aan sidaas...

Wariyaal ka socda reer Galbeeedka oo Kuuriyada Waqooyi u tagay ka qeybgalka xiritaanka goobaha...

Suxufiyiin ka kala socotay AFP, CNN. CBS, Russia Today iyo Warbaahinta Dowladda Shiinaha ayaa ka mid ah Suxufiyiinta Caalamka ee la filayo inay ka...

Madaxweyne Ordugan oo si kulul uga hadlay wadamada haysta hubka Nuclearka ah

Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan waxa uu ku eedeeyey dalalka haysta Nukliyeerka inay hanjabaad ku hayaan dalalka kale, wuxuuna sheegay in kuwa haysta in ka...

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu dilay London

72-kii saacadood ee la so odhaafay waxaa magaalladda London lagu dilay 2 nin oo Soomaali ah, kuwaasi oo lala dhacay Tooreey iyago omarayey Bartamaha...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo ka digay falal amni darro

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa sheegay in ay muhiim tahay in ay ha’adaha ka howlgalla deegaanadadooda ay xaliyaan baahiyaha ay...

Wararkii ugu dambeeyey maxakamadeynta dhalinyaro lala xiriirinayo Alshabaab

8 Dhallinyaro Soomaali ah ayaa la sheegay inay shalay ka soo hor muuqdeen Garsooraha Waaxda Dembiyadda Caalamiga ee Maxkamadda Sare ee dalka Uganda oo...

Xukuumadda Soomaaliya oo dib u howlgelinaysa Shabakadda Hindisaha Dahfurnaata Dowladda+sawirro

Dib u Howlgalinta Shabakadda Hindisaha Dahfurnaanta Dowladda Ayaa ah mid lagu so bandhigaayo xogta shaqo iyo waxqabadka wasaradaha dowladda,kaasi oo loogu talagalay in bulshada...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sudaan oo ka qayb gashay Afur wadareed lagu qabtay Khartuum...

Afur wadareedkan ay soo qaban qaabiyeen Golaha Saaxiibtinimad Shacuubta islamarkaana ay ka qayb galayeen Jaaliyadaha ku nool Suudaan oo ay qeyb ka ahayd Jaaliyadda...