SHARE

WAxaa magaalada Muqdisho ka soconaya Shirka u dhaxeeya Madaxda dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada waxaaana lagu heshiiyay ajandayaasha looga hadlay shirkaasi.

Waxaa la soo bandhigay ajandayaasha looga hadlayo shirkan oo ka kooban shan qodobo oo kala ah Siyaasadda, Amniga, Hanaanka Federaalka, Dib u eegista Dastuurka iyo Doorashooyinka.

Arrimaha sida weyn loo hadal hayay ayaa waxaa ka mid ahaa Siyaasadda, maadaama dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada uu u dhaxeeyay khilaaf.

Hadaba akhriso faah faahinta qodobada.

LEAVE A REPLY