SHARE

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo hadda Xabsi Guri ku ah Magaalada Muqdisho silamarkaana ahaa Hogaamiyihii Ururkii Burburay Ee Xisbul Islaam kana mid ahaa Saraakiisha Al ayaa fariin u diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo isagoo ka hadlay arrimo dhowr ah

Fariintaasi oo la soo dhigay baraha bulshada ayuu Xasan Daahir Aweys ku  sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu helay Taageero Shacab oo Dal iyo Dibad ah,wuxuuna Xusay in loo baahan inuu ka Faa’deysto islamarkaana uusan Lumin Taageeradaas uu helay.

Hogaamiye Xasan Daahir Aweys ayaa Sidoo kale wuxuu ka hadlay Arrimaha Al-shabaab,wuxuuna uu dhaliilay qaabka loola Macaamilo Xarakada Al-shabaab.

HALKANI KA DHAGEYSI FARIINTIISA XASAN DAAHIR

LEAVE A REPLY