SHARE

Waxaa dalka Zimbabwe ka dhacay maanta banaanbax ballaaran oo looga soo horjeeday madaxweyne Robert Mogabe,waxaana la arkayaya kumannaan qof oo isugu soo baxay waddooyinka magaaladaa Haraare.

Waxaa bannaan baxaasi taageersan ciidamada militariga Dalkaasi
Hadaba halkani ka waado sawirada banaan baxaasi.

LEAVE A REPLY