SHARE

Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamuuriyadda Soomaaliya oo ay horyaalaan Ajandayaal muhiim ah ayaa maanta yeelanaya kulankoodi caadiga ahaa,kaasi oo isugu jira ansixin iyo kahrint Hindise Sharciyeedyo.
Warar aanu xafiiska guddoonka Golaha Shacabka ayaa sheegayaa in Ajandaha xildhibaanada maanta uu yahay sida tan.
1:Ansixinta Soojeedinta Guddiga Maaliyadda ee Miisaaniyadda Dowladda 2018
2:Akhrinta1-aad hindise Sharciyeedka dalagaalanka Arggagixisada
3:Akhrinta 1-aad ee Hindise Sharciyeedka xakameynta hubka wax dila.
Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan waxaa ay horgeynsay xuldhibaanada Miisaaniyadda Dowladda ee 2018 si loo ansixiyo,taasi oo loogu talagalay in lagu dardargeliyo howlaha Dowladda.

LEAVE A REPLY