SHARE

Cilmi baaris cusub oo dhawaan soo baxday ayaa sheegeysa dumarka ugu xishoodka badan inay yihiin kuwa ugu fiican ee dumarkoo idil laga xusho
Hadaba dumarka xishoodka badan sidee lagu ogaadaa calaamadahan u fiirso midaasna hadeyn
1-fiiris qofka uma dhameys tiri karto

2-ma hadal badna oo haday damacdana way ka gaabsataa su’aalaha
3-meelaha qaar oo dumarka asaageeda tagaan ma tagi karto ileyn ceeb ayeey u aragtaa

4-waa kibir badan tahay waayo qofkii la hadlaa qalad ayeey u fahantaa iyadoo ku dabaqeysa xishoodka

6-ma cunto badna meelaha qaar hadayba qasab ku tagto waayo dadka hortooda waxba kuma cuni karto

7-qofkii iyada la saaxiibo oo mustaqbal ka leh kama foqdo waayo sida ay ku hesho ayaa adag maadama ay dhaadhac badneyn oo wax walba xishoodkeeda ay ka xayirayaan

8-wax walba waa u raaliyo tusaale hadii carwo la geeyo wax walba ma dalban karto oo wixii la siiyo ayeey iska qaadataa

9-waa daacad oo isma bad badal badna

10-ma damac badna oo wax walba ma raadiso

FG: calamadahan dumarka leh hadaa aragto ha sii deyn ileyn waa dheyman la wada raadiyo

LEAVE A REPLY