SHARE

Madaxweynaha Dowlad Goboledka Puntland ahha Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga dowlad Goboledyada oo khudbad ka jeedinayay Shirka uga furmay Baydhabo ayaa ka hadlau muhiimada kulankaas uu uleeyahay Shacabka.

Waxa uu sheegay in shirkas uu yahay mid looga hadlayo arrimo ay ka mid yihiin amniga,isl;a markaana dalaka Soomaaliya qeybaha ugu badan asyan xor aheyn oo ay Al-Shabaab heystaan.

Waxa uu sheegay in waxyaabaha lag tashanayo ay qeyb ka yihiin sidii dalka loo xurreyn laha taas oo ay ku jirto dowladnimada sida uu hadalka u dhigay.

LEAVE A REPLY