SHARE

Waxaa eer gebo gebo ah maraya tartan qur’aan aqris ah oo ka socda magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka,kaasi oo loo qabanayo ardayda Soomaaliyeed.

Imam Al-Shatibi Quran Competition ayaa ah mid sanadkasta ardayda loo qabtay,waxaana Ka soo qeyb galayaa tiro gareysey 350 ardey oo Ka kala imaadeen gobolada dalka mareykanka waana sanadkii afaraad.

Waxaa abaalmarino lagu guddoonsiin ardaydii ku guuleysata tartankaasi,si loo dhiirogeliyo ardayda Soomaaliyeed ee barata qur’aanka Kariimka iyo culuumta kale ee Diiniga ah.

Hadaba halkan hoose ka daawo sida uu u dhacayo tartankaasi,

LEAVE A REPLY