SHARE

Magaalada Dhuusa Mareeb  e xarunta Galmudug waaxa weli ka soconaya shirka Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug,iyadoona kulanka ay maanta soo xaadireen xildhibaano tiradooda gaaraysa 137 xubnood.

Mudanayaasha baarlamaanka Galmudug ayaa hada ka doodaya mooshinka ay ka gudbiyeen Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir

Saacadaha Soo aadan ayaa la filayaa in ay go’aano  soo saaraan Xildhibaanada baarlamaanka galmudug ee Kulanka ku leh magaalada Dhuusa Mareeb.

Maalintii Shalay ayay aheyd markii xildhibaano gaaraya 89 mudane ay mooshin ka dhan ah gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal

LEAVE A REPLY