SHARE

Baarlamaanka koofur Galbeed Hal Sano iyo Bar ka Hor ayaa Shariif hassan u Bilaadey Mushaar Gaaraaya kun Dollar Tirada Baarlamaanka koofur Galbeed waa 149 Xildhibaan Dowlada Frderaalka Somaliya ayaa koofur Galbeed Siin jirtey 150 kun oo Dollar Su,aasha is waydiinta Mudan waxay Tahay labo Sano iyo Bar intee la Geeyey Dowladda Federaalka Lacagta ay Bixin jirtey,

2016 shariif hassan imaaraadka Carabta ayuu ka Heley Sedex milyan iyo Sideed Boqol oo kun oo Dollar intuu Geeyey lacagta magaca Koofur Galbeed lagu Soo Qaatey ee lacagta ma ahayn Sadaqo Si Gaar ah Shariif hassan loo Siiyey

Bishii Janaayo ee 2017 hassan sheikh mohamud wuxuu shariif hassan Siiyey 5 milyan oo Dollar Si uu isaga u Taageero aaway lacagtaasi ma magaca koofur Galbeed ayaa lagu Qaatey mise magaca Shariif Hassan,

hadda oo ay Tahay 2018 lacag labo milyan oo Dollar ah oo loogu Talo Galey in lagu Taageero Xildhibaan ibraahin Isaak yarow oo u Tartamaayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya ayaa shariif hassan ka Cuney milyan iyo Sideed Boqol marka Su,aasha in la is waydiiyo mudan maxay Tahay

Su,aasha in la is waydiiyo mudan maxay Tahay lacagaha uu shariif hassan Heysto waa lacag uu wax ku leeyahay Qof kasto oo Reer koofur Galbeed ah marka Xildhibaanada koofur Galbeed maxaa laga Rabaa waxaa laga Rabaa shariif hassan iney lacagta ka Qaataan ayna Doortaan murashax Dadka iyo Deegaanka u Naxaaya oo Aaminsan inuu Dhulka uu isaga leeyahay

Dowladda Somaliya waxay kaloo isla Sanadkaan 2018 Shariif hassan magaalada muqdisho Ku Siisey hal milyan oo Dollar isla Sanadkaan 2018 dhamaadkii Bishii Ramadaan Shariif hassan Dowladda Somaliya waxay Siisey shan Boqol kun oo Dollar

Qormadaan waxaa Diyaariyey Abdisatar Hassan Ali

LEAVE A REPLY