AMISOM oo dalab u jeedisay Beesha Caalamka

Kadib shir qaatay muddo labo cisho ah oo AMISOM ugu soo gabagaboobay magaalada Muqdisho ayey uga dalbadeen Beesha Caalamka in ay xoojiso taageerada ay...

Wax ka ogow sababta loo xiray Boqor Buur madow

Ciidamada Booliiska ee Soomaaliland ayaa xalay  xiray boqor Cusmaan Muxumad Maxamed (Boqor Buur-madow) oo lagu eedeeyay in uu sameeyay falal qaran dumis ah. Afhayeenka Ciidanka...

Dalka Jabuuti oo kaalin hore ka galay dalxiiska Adduunka

Dalka jabuuti ayaa kaalimaha hore ka galay Dalxiiska Caalamka, ka dib markii uu Golaha midowga Yurub u qaabbilsan dalxiiska iyo ganacsiga ay Magaalada Jabuuti...

Maxaad ka ogtahay Dalka Cubba oo yeeshey madaxweyne cusub

Madaxweynaha cusub ee Dalka Cuba ayaa loo dhaariyay Miguel Diaz-Canel, isagoo Shantii Sano ee ugu dambaysay ku xigeen u ahaa hoggaamiyhii isaga ka horreeyay...

Taliyaha Xooga Dalka oo Nigeria uga qebgalay shirka Talisyada Afrika iyo Mareykanka

Taliyaha ciidamada xooga dalka sarreeye gaas Cabdiweli Jaamac Gorod oo magaalada Abuja ee dalka Nageria kaga qeyb galayay shir weyne socday muddo sedax maalin...

Guddiga doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dhawaan la magacaabayo

Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa waddo sidii ay u magacaabi la haayeen guddi ka shaqeeya qaban qaabada doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya. Kursigaan oo hadda ay sheegeen...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay sharciyo muhiim ah

Shirkii Caadiga ahaa ee Gollaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta looga hadlay Hubinta Tirakoobka...

Madaxweynaha Kenya oo ka aamusay arrin ku saabsan xiisadda ka taagnayd dhanka Xuduuda Soomaaliya

Uhuru Kenyatta oo sheegay inay aqoosan  yihiin Xuduudkooda Caalamiga iyo inay Dowladaha deriska kala shaqeynayaan Arrimaha Xuduudaha Madaxweynaha Kenya, Uhur Kenyatta ayaa hadalkaasi ku sheegay...

Alshabaab oo qal qal gelinaya ammaanka Dalka Kenya

Warbaahinta gudaha ee dalka Kenya ayaa baahiyay magacyada sedax ruux oo Kenyan ah kuwaas oo ciidamada Booliiska ay sheegeen in ay ka gudbeed xadka...

Khilaaf xoogan oo ka dhextaagan madaxda Soomaaliland

Maxkamada darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida ee gobolka Hiiraan ayaa maanta xukun ku riday eedeysanayaal loo haysatay eedeymo kala duwan. Yuusuf Xuseen Ibraahim oo...