Maxaa ka soo kordhay shirkii Amniga Dalka ee Muqdisho

Warar lagu kalsoonaankaro oo ku dhow dhow xafiiska madaxweynaha Jamhuuriyadda  Soomaaliya ayaa sheegaya in kulan looga hadlayo amniga dalka oo deg deg ah uu...

Janaraal Mukhtaar oo xilka taliayah Booliska si KMG ah ula wareegay

Janaraal C/xakiin Daahir Siciid Saacid ayaa si toos ah ugu wareejiyay xilkaasi Janaraal Mukhtaar iyadoo ay goob jog ka ahaayeen mas’uuliyiin iyo saraakiil. Munaasabada oo...

War Deg Deg ah: Vill Soomaaliya oo ka jawaabtay warqad baraha bulshada lagu arkay

Iyadoo saacadihi ugu dambeeyey baraha bulshada lagu arkayay warqad been abuur ah oo lagu sheegayay in madaxweynaha Soomaaliya uu magacaabay safiirka Soomaaliya ee Kenya,ayaa...

Maxaa ka soo kordhay mowshinkii Shariif Xasan ku wajahnaa

illaa 50 mudane oo katirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa lagu soo waramaya in magaalada Baydhabo ay ku diyaarinayaan mowshin ay kaga soo horjeedaan Shariif...

Akhriso heshiis ay kala saxiixdeen Jabuuti iyo Maroco.

Dowladaha Jabuuti iyo Marocco ayaa kala saxiixday heshiisyo ku dhisan  dhanka iskaashiga,siyaasadda iyo booqashooyinka labada wadan oo muwaadiniintooda ay isaga kala gooshi karaan. Dowladda Jabuti...

Heshiiska dib loogu furay Dekedda Boosaaso muxuu yahay

Waxaa ay arrintani dib u furista Dekedaasi ka dambeysay markii heshiis laga gaarey muranka kataagaa howlaha adeegyada dekedaasi,taasi oo sababtay in banana baxyo halkaasi...

International Day to End Impunity for Crimes against Journalists

Press Statement For Immediate Release                                                    November 2, 2017 United States Salutes Media Representatives on the International Day to End Impunity for Crimes against Journalists On the International...

Askar katirsan Militariga itoobiya oo ka soo talaabay xadka

Ilo wareedyo laga helayo Gobolka Gedo ayaa tilmaamaya in ciidamada  Itoobiyaan ah oo gaaraya ilaa 1000 kun askari ay ka soo talaabeen xadka ay...