Weerar ka dhacay Afganistaan

Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlayay xero milateriga lagu tababaro oo ku taal magaalada caasimadda u ah waddanka Afghanistan ee Kabul, warbaahinta ayaa...

Shirkii Addis-Ababa oo maalintii labada galay

Waxaa maalintii labadaa Dalka Itoobiya ka soconaya Shir madaxeedkii Midowga Africa oo looga hadlayo arrimo farabadan,waxaana wafdiga madaxweyne Farmaajo oo dhanka kale la kulmayaa...

Nuur Iidow Beyle oo ku guulestay doorashadii ka dhacday Jowhar

Kadib doorashadii maanta ka dhacday magaalada Jopwhar, ayaa Nuur Iidow Beyle ku guuleystay doorashada kursigii ka bannaanaa Golaha Shacabka,kaddib markii uu helay 27 cod,...

Labo musharax oo isugu soo hartay tartanka kursiga ka bannaana Golaha Shacabka

Waxaa goor dhow soo dhamaatay tirinta cododka wareega koowaad ee doorashada Kursiga Xildhibaannimo ee Golaha shacabka, kaasoo ay ka socoto magaalada Jowhar ee xarunta...

Madaxweyne Farmaajo oo Addis-Ababa kula kulmay Antonio Gutters

Madaxweynaah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo kusugan magaalada Addis-Ababa ee Dalka Itoobiya ayaa la kulmay Xoghayaha Guud ee Jimciyadda Qurumaha ka...

Guddoomiye yariisow oo la kulmay Safiirka Turkiga

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa la kulmay Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya Amb. Olgan Bekar,...

Doorashada kusirigii ka bananaa Golaha SHacabka oo maanta ka dhacaysa Jowhar

Magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabeele ayaa maanta lagu waddaa in lagu qabto doorashadda kursi ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka oo ka banaan...

Dagaal markale ka qarxay deegaanka Tuka-Rak ee Sool

Wararka ka imaanaya deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in maanta halkaas uu ka qarxay markale dagaal u dhaxeeya ciidamada maamulada Puntland iyo...

AMISOM oo shaacisay watiga ay ka baxayso Soomaaliya

Taliyaha Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya jooga Generalka Cismaan Nuur Subagle oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faah faahin guulaha ay ka gaareen Dagaalka ay...

Faah faahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa qarax dad badan ay ku dhinteen...

Ugu yaraan 63 ruux ayaa ku geeriyootay, 150 kalena waa ay ku dhaawacmeen, kaddib qarax xooggan oo ka dhacay magaalada Kabul ee dalka Afghanistan. Qaraxan...