Qeybta Casnhuuraah Dekedda Muqdisho oo mas’uul cusub loo magacaabay

Maxamuud Xayir Ibraahim Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maamule KMG ah u magacaabay Furdada Canshuuraha Dakadda Muqdisho,kadib markii la soo...

Dacwad loo haysto mas’uuliyin ka tirsan maamulka Dekedda Muqdisho

Saraakiisha taliska  Booliska qeybta Hoggaamnka Canshuuraha ayaa ka hadlay xariga mas’uuliyiin iyo xubno ka tirsan Kastamka Dekadda Muqdisho,kuwaasi oo lagu so eedeeyey in ay...

Dowladda Soomaaliya oo wax ka bedelaysa nidaamka Garsoorka

Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa shir gudoomiyey kulan  ay ka qayb galeen Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Baashe Yusuf Ahmed ,...

Xildhibaan ka tirsan golaha Shacabka oo iscasilay

C/qaadir Gaafoow Maxamuud oo ka tirsan Xildhibaan Golaha shacabka ayaa sheegay in uu iska casilay xilkii uu ka hayay halkaasi,waxaana xildhibaanka laga soo doorto...

ilaa 10 mas’uul oo CID looga yeeray si loo baaro eedeymo musuq la xiriira

Madaxii Furdada canshuuraha ee Dekedda Muqdisho Axmed Samow iyo 9 qof oo kale oo kala shaqeeya dekedda ayaa lagu eedeeyey in ay ku dhaqaaqeen...

Raiisul wasaaraha Soomaaliya oo xariga ka jaray xarunta CID oo dib u dayactir lagu...

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xarigga ka jaray xaruunta dembi baarista ciidanka Booliska ee CID,oo dib u dayactir lagu...

Wasiirka arrimaha dibadda XFS iyo Safiirka Qadar ee Soomaaliya oo wadajir u dhagax dhigay...

Mudane Axmed Ciise Cawada wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo danjiraha Dowladda Qadar ee Soomaaliya ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay dib...

Wax ka ogow DP World oo shaacisay qorshe cusub

Shirkada laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ee DP World ayaa sheegtay in mustaqbalka dhow ay hanta doonto dhammaan dekadaha Somalia kuwa gacanteeda ku jira...

Madaxweyne Waare oo loogu baaqay in uu iscasilo

Qaar kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulka Hirshabeele ayaa ku baaqay Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare in uu iscasilo,iyagoo ku sababeeyey in uu xilkiisa...

Raiisul wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in cagta la saaray wadadii horumarka

Xasan Cali Khayre Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlaayay xeritaanka barnaamijka bandhiga carwada buugaagta ee Muqdisho ayaa sheegay in amniga ka jira caasimada ay...