C/weli Gaas oo soo dhaweeyey duqeyntii lagu dilay sarkaal Daacish katirsanaa

Iyadoo dhawaan diyaaradaha Mareykanka ay duqeyn ku dileen sarkaal ka tirsanaa Daacish ee ku sugnaa Buuralayda Galgala ee Puntland,ayaa arrintaasi waxaa ka hadlay madaxweynaha...

Dhageyso: Wasiirka Cusub ee Difaaca XFS oo arrimo muhiim ah ka dhawaajiyay

Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan Wasiirka cusub ee Wasaaradda Difaaca Dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhawaan uu magacaabay R/wasaare Xasan Cali Khayrre ayaa faah faahin ka...

Michael Flynn oo qirtay la kulanka saraakiil Ruushka ah

War haatan soo baxay ayaa sheegaya in Michael Flynn oo hrey u ahaan jirey Taliyihii arrimaha ammaanka ee madaxweyne Donald Trump in uu qirtay...

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay Soomaalida kunool Liibiya

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda Dowladda Soomaaliya ayaa u qornaa sida tan. Ka dib markii Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Maxamed...

Shabaab oo 11 qof looga dilay hiiraan

Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo ku sugan Gobolka Hiiraan ayaa dilay ilaa 11 qof oo katirsan Shabaab,ayna dhaawaceen kuwo kale,kadib markii dagaal uu ku dhexmaray...

Akhriso: Wareysi uu bixiyay Mukhtaar Roobow ee ku aadan kulamadii+Sawirro

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa sheegaya in kulan halkaasi uu ku dhexmaray maanta Mukhtaar Roobow Abuu-Mansuur iyo mas’uuliyiinta maamulka...

Somali National Jailed for 30 Years for Spying for Al-Shabaab

A Mandera court has jailed for 30 years a Somalia national accused of spying for Al-Shabaab terror group. Mr Abdirahaman Abdi Takow, 22, was found...

Maxakamada kutaala Kenya oo 30 sano ku xukuntay muwaadin Soomaaliyeed

Maxkamad ku taalla Magaalada Mandheera ee xarunta Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka Kenya, ayaa 30 Sano oo xabsi ah ku riddaay muwaaddin Soomaaliyeed...

Wasiiro katirsan Hirshabeele oo iscasilay

Dhismaha Golaha Wasiirada ayaa horey uga bilowday qaab khilaafaad ku salaysan,iyadoo dadal kadib uu madaxweynuhu shaaciyay Golihisa Wasiirada. Balse waxaa muuqanaysaa ay jiraan mucaarado xoogan...

Madaxweynaha Zimababwe oo magacaabay Golihiisa Wasiirad

Emmerson Mnangagwa Madaxwaynaha cusub ee Dalka Zimbabwe ayaa ku dhawaaqey Golaha wasiirada cusub,waxaana qeyb ka ah magacaabista jagooyin sar sare ee uu siiyaay saraakiil...