Muqdisho oo shir uga furmay Wasaaradaha W/Faafinta D.F.S iyo kuwa Goboleedyada

Waxaa Shirkani wadatashiga ah oo u dhexeeya Wasaaradaha Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada uu maanta ka furmay magaalada Muqdisho kaasi oo...

Khayre”Waxaa naga go’an dagaalka SHabaab ka dhanka ah

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo fikirka ah in bilaha soo socda guud ahaan dalka laga...

Guddoomiye Jawaari oo k ahadlay Xayiraadii Suudan uu ka qaaday Mareykanka

Maxamed Sheekh Cusman Jawaari Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya haatan jooga Caasimadda Suudan ee Khartum ayaa ugu hambalyeeyay Xukuumadda iyo shacabka suudaan cunaqabateyntii...

Faah faahin ku saabsan shirkii madaxda Dowladda iyo kuwa Gobolada

WAxaa magaalada Muqdisho ka soconaya Shirka u dhaxeeya Madaxda dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada waxaaana lagu heshiiyay ajandayaasha looga hadlay shirkaasi. Waxaa la soo...

Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan weerarkii Naasahablood2

Sida ay qortay The Guardian oo ah Jariiradda ka soo baxda dalka Britain,waxaa jira warar soo baxaya oo sheegaya in raggii weerarka...

Farmaajo”Marxuum Cawad Cashara waxaa lagu xusuusan doonaa doowrkii wanaagsanaa ee uu ugu adeegay shacabkiisa.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyska, ehelada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday, Allah ha u...

Kulan lagu taageerayay waxqabadka Dowladda oo Muqdisho lagu qabtay

Kulankani oo lagu taageerayay waxqabadka Dowladda Soomaaliya oo ay ka qeybgaleen siyaasiin waxgad iyo xubno kale ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Waxaana kulankaasi laga soo...

Akhriso: Amaro cusub oo uu soo rogay maamulka Gobolka Banaadir

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray Wareegto uu ku mamnuucayo in Booyadaha aysan magaalada gudaheeda ku socon karin 7-da subaxnimo ilaa iyo Sideeda Fiidnimo...

Siyaasiyiin ka hadlay arrimaha siyaasadda Dalka

C/raxmaan C/shakuur Warsame waxaa uu kamid yahay siyaasiinta Soomaaliyeed sidoo kale qeyb ka qaatay loo lankii loo galay madaxtinimada,C/raxmaan waxaa uu markii ugu...

Dumarka Sucuudiga oo ku faraxsan go’aan Dowladda ay ugu fasaxayso

Dawladda Sacuudi Carabiya ayaa markii u horraysay dumarka u ogolaan doonta in ay daawadaan ciyaaraha garoommada lagu qabto sannadka soo socda, sida ay masuuliyiintu...