Dowladda Soomaaliya oo Jubbaland ku wareejisay Kutubo Diini ah

Cusmaan Aadan Dhuubow Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee dowladda Federaalka Soomaliya ayaa maanta kuwareejiyay Wasiir kuxigeenka  Cadaaladda Dastuurka arrimaha Diinta jubbaland, inkabadan 400 oo...

Dibad bax ballaaran oo dadi ay ku dhinteen oo Boosaaso lagu qabtay

Waxaa magaalada Bosaaso isugu soo baxay Boqolaal dadweyne ah oo ku dhaqan magaaladaasi kuwaasi dhigay bannaan baxyo rabshada watay kuwaasi oo looga soo horjeeda...

Maxaa ka soo baxay kulankii Farmaajo iyo Madaxda Galmudug

Ujeedada kulankaasi ayaa ahaa sidii xal loogu heli lahaa khilaafka dhanka siyaasadda ee ka dhextaagnaa madaxda Galmudug,waxaanaMadaxweynaha Soomaaliya uu wadaa waan waan uu ka...

Waa kuwee Jaamacadaha ay QM aqoonsatay ee Soomaaliya

Xafiiska Hay’adda QM u qaabilsan dhanka Waxbarashadda, Sayniska iyo Dhaqanka ee UNESCO War qoraal ah oo laga soo saaray waxaa lagu soo bandhigay liiska...

Bangiga Adduunka oo ku bixinaya 400 milyan dib u dhiska Goobaha laga Qabsadey Daacish...

Washinton (yonna) Bangiga aduunka ayaa ansixiyay in lagu maalgaliyo lacag dhan 400 $ oo milyan soo calinta iyo dib u dhiska goobihii adeegyada bulshada...

Deegaano SHabaab looga qabsaday Shabeelada Hoose

Sida uu sheegay C/fitaax Cabdulle Yuusuf oo ah Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Shabeelaha Hoose,Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Maamulka Koonfur galbeed ay la...

Mas’uul mowshin ku caan baxay oo isaga ku fooraarto

Todobaadyadii ugu dambeeyey waxaa soo if baxayay  mowshin ka dhan ah madaxweynaha K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxaa la dareemayaa isbedelo siyaasadeed. Xubno katirsan ...

Shirkii wadatashi Dowladda FS iyo maamul goboleedyada oo xiiso gaar ah leh maanta

 Muqdisho waxaa weli ka soconaya shirkii wadatashiga madaxda Dowladda  Soomaaliya iyo kuwa Dwolad goboleedyada,kaasi oo diiradda lagu saarayo  arrimaha amaanka,siyaasadda,dhaqalaah dagaalka ka dhanka ah...

Maxaa laga filan karaa shirka W/warfaafinta JFS iyo warbaahinta gaarka ah

Shirkani oo u dhexeeya wasaaradaha warfaafinta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo warbaahinta sida gaarka ah loo leeyahay ayaa galay maalintiisi labaad waxaana lagu wada in...

Fal argagax leh oo ka dhacay Mareykanka

Wararka ka imaanaya magaalada New yorka ee Dalka Mareykanka ayaa sheegaya in Ugu yaraan siddeed qof ay ku dhimatay magaaladaasi 11 kalena dhaawac halisa...