Madaxweyne Shariif Xasan oo ka tacsiyadeeyey dadkii ku dhintay weerarkii Nasahablood2

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aaadn ayaa ka hadlay dhacdadii ka dhacday Naasahablood 2 oo dadka ku dhintay uu ku jirey...

Ragii soo weeraray Naasahablood2 oo gacanta lagu dhigay

Ciidamada Ammaanka Dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay qaar kamid ah ragii dableyda ahaa ee weerarka ku qaaday Hotel Naasahablood2 ee magaalada Muqdisho C/casiis Xildhibaan...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Khaartuum lagu soo dhaweeyey

Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo kasoo amababaxay Magaaladda Muqdisho ayaa gaaray Magaalada Khartuum ee xarunta dalka Suudaan. Wafdiga...

Madaxweyne Farmaajo oo oo ka hadlay weerarkii Naasahablood2

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeynaaya muwaadiniintii ku geeriyooday weerarkii argagixisada ahaa ee lala beegsaday Hoteel Naaso hablood. Madaxweynahu waxa...

Wasiiro iyo dad kale oo laga soo bad baadiyay weerarkii Naasahablood2

Wararka aanu ka heleyno hotelka Nasahablood2 ayaa sheegay in Ciidamada Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ay soo badbaadiyeen dad badan oo ku...

Qaraxyo iyo rasaas weli la maqlayo iyo dadbadan oo la soo badbaadiyay

Iyadoo weli rasaas goos goos ah iyo jug umuuqata in ay tahay bam gacmeed laga maqlayo gudaha hotelka Naasahablood 2 ayaa waxaa dhanka...

At least 10 killed series explosions in Mogadishu

It is just an hour later after two explosions happened in Mogadishu, that killed at least 10 people and wounded nearly 20 others. Security officials...

Tafaasiil ka soo baxaysa qaraxyadii Muqdisho ka dhacay

Warar goor dhow ina soo gaarey ayaa sheegaya in khasaaraha dhimashada ah oo ilaa iyo haatan la xaqiijiyay uu gaarayo ilaa 10 qof. Sida...

Another explosion occurred in Mogadishu within minutes

A car bomb has detonated near the same attacked hotel in Mogadishu Just minutes after early palst and it is the second explosion...

Deg Deg: Qarax 2-aad oo hadda ka dhacay meel u dhow goobtii

Warar goor dhow aan ka heleyno nawaaxiga goobtii qarixii 1aad uu ka dhacay ayaa sheegay in qarax kale uu halkaasi ka dhacay. Waxaa la maqlayay...