QM oo sheegtay in ciidamo nabad ilalain loo dirayo dhulka Falstiin

Antonio Guterres Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in ay muhiim tahay in Qaramada Midoobey ay Ciidan geyso dhulka Falastiin ee ay heysato...

Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo ka hadlay xiriirka Soomaaliya kala dhexeeyo

Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo ka hadlay xiriirka Soomaaliya uu kala dhexeeyo ayaa sheegay in Turkigu kula tartami doonin wadan kale isku dayga ah...

Madaxweyne Farmaajo oo shir muhiim ah uga qeybgalaya Turkiga

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya oo booqasho ku jooga Turkiga ayaa waxaa lagu wadaa maanta in uu ka qayb galo shirka xibsiga...

Shirkadda Hormuud”Kenya waa in magdhow ay ka bixisaa hantidii ay burburisay”(Daawo)

Iyadoo weli ay taagan tahay saameyntii ka dhalatay duqeymihii Diyaaradaha Kenya oo burburiayay xarumo ay Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ku lahayd Koonfurta Soomaaliya,ayaa waxaa sii...

Kumaandooska Soomaaliya oo saldhigyo ka furanaya Galmudug

Iyadoo dhawaan Saraakiil ka socotay Dowladda Mareykanka iyo Madaxda ugu sareysa Maamulka Galmudug ay kulan dhexmaray ay  isla garteen in Saldhig Weyn Ciidamada DANAB...

Soomaaliya iyo Kenya oo heshiis kala saxiixday

Maxamed Cabdi Xayir (maareeye) Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Nairobi kula kulmay Maanta dhiggiisa Wasiirka ganacsiga Dalka Kenya...

Ciidamada Puntland oo Alshabaab kala wareegay deegaano horleh

General Cabdi Axmed Xaashi Taliye ku-xigeenka ciidanka Daraawiishta maamulka Puntland OO Lahadlay idaacada Voa ayaa sheegay in ciidanka Maamulka Puntland saakay waaberigii ay dib...

Madaxweyne Farmaajo oo Turkiga u amba baxay

Maxamed C/llaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo howlo shaqo u joogay Dalka Jabuuti ayaa maanta oo Jimca ah u ambabaxay Dalka...

Alshabaab oo sheegtay in ay weerareen hotel kuyaala Baraawe

Alshabaab ayaa war ay soo saareen waxaa ay ku sheegeen in ay markii ugu horeysay ay weerareen hotel kuyaala degmada Baraawe ee Gobolka SHabeelada...

Sucuudiga oo balanqaaday sare u qaadist aadeegyada ay helaan Xujeyda Soomaaliyeed

C/xakiin Xasan Ibraahim Ashkir Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda federaalka Soomaaliya oo ku sugan dalka Sucuudiga ayaa magaalada Makkah Al Mukarama...