Mareykanka oo Ammaanka Soomaaliya si weyn uga hadlay

Hadalkan ayaa ka dambeyeey markii warbaahinta adduunku ay qabsadeen warar sheegaya in Mareykank uu ka shakisan yahay in dhaqaalaha uu siiyo Soomaaliya uu u...

Maxaa ka soo kordhay duqeymihii ka dhacay Puntland

Sida ay sheegayaan dadka deegaanka,waxaa gantaalo lagu garaacay deegaanka Buqa ee Gobolka Bari oo saldhigyo ay ku leeyihiin ururka Daacish ee Soomaaliya. Goobta duqeyntu ka...

Muxuu ku saabsan yahay heshiiska uu Jawaari saxiixay

Heshiiska ay wada saxiixdeen Gudoomiyaha golaha shacabka ee JFS iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka ee Jamhuuriyadda Suudaan ayaa ku saleysan wada shaqeynta labada Dowladooda ee Soomaaliya...

Culimada Puntland oo wal culus ka soo yeeray

Shiikh Fu'aad Maxamuud Xaaji oo kamid ah Culimada Puntland ayaa salaadda Jimcaha kadib Masjid Mubaarak ee Boosaaso hadal uu ka jeediyey shacabka qeybihiisa kala...

Shacabka Baladweyne oo u go’doonsan ganacsatada

Waxaa sii kordhaya walaac ay muujinayaan shacabka kunool magaalada Baladweyne ee xatunta gobolka Hiiraan markii ay isku cakirantay arrinta diidmada lacagta Shillin Soomaaliga ah. Magaalada...

Maxaa ka soo baxay maxakamadeyntii Ra’iisul Wasaare Nawaz SHarif

Raiisul Wasaare Nawaz Sharif  oo ay wehliyaan qaar katirsan xubnaha qoyskiisa ayaa waxaaa ay wajahayaan eedeymo ku aadan hanta u taala Magaalada London ee...

Madaxweyne Gaas oo kulan xasaasi la yeeshey xubnaha labada aqal ee Puntland matalaya

Madaxweynaha maamulka Puntlanda C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa  Kulanka casho sharafta ah oo lagu qabtay magaalada Muqdisho  ku wehelinaayey Masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dawlad...

Akhriso: Sababta dhabta ah ee Donald Trump Tiwitterkiisa hawada looga saaray

Donal Jey Trump Madaxweynaha Mareykanka ayaa cinwaanka uu ku leeyahay barta Twitterka laga saarey hawada muddo kooban taasi oo jahwareer iyo shaki gelisay Aqalka...

Madaxweyne farmaajo iyo Wasiiradda Warfaafinta JFS oo kulan gaar ah wadayeeshey

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Caawa kulan casho sharaf ah  la qaatay  Wasiiradda Warfaafinta Dowlad Goboleedyada dalka oo maalmihii lasoo dhaafay arrimo shaqo Magaaladda...

Maxaa ka soo kordhay shirkii Amniga Dalka ee Muqdisho

Warar lagu kalsoonaankaro oo ku dhow dhow xafiiska madaxweynaha Jamhuuriyadda  Soomaaliya ayaa sheegaya in kulan looga hadlayo amniga dalka oo deg deg ah uu...